Riyaad Hospital provides world-class medical care with state-of-the-art facilities and a compassionate team of professionals, available 24/7 for you and your family.
Waxaan u heellannahay inaan bixino daryeel caafimaad oo tayo sare leh ee dadka Soomaaliyeed
Isbitaalka Riyaad wuxuu ka heellan yahay in uu bixiyo adeeg caafimaad oo tayo sare leh, oo la heli karo waqti walba kasoo aan u diyaarinay bulshadeena soomaaliyeed.
In Isbitaalka Riyaad noqdo isbitaalka ugu heer sareysa ee Soomaaliya, oo ku caan baxda tayo daryeel, farsamada casriga ah, iyo xirfada adeegga caafimaad.
Isbitaalka Riyaad wuxuu leeyahay 10 waax oo caafimaad oo dhammaystiran si aad uga helato daryeel buuxa
Waaxda xaaladaha degdegga ah. Daryeel degdeg ah oo 24/7 ah. Kooxdeena waxy diyaar u tahay xaaladda kasta ee deg-degta ah.
Waaxda bukaannada debedda ah. Baaritaan iyo daweyn bukaannada aan isbitaalka joogsan. Ballan la qabsado.
Waaxda bukaannada gudaha isbitaalka joog. Sariiraha waxaa haysa kaaliye iyo dhakhaatiir 24 saacad gudahood.
Waaxda shaybaadhka. Waxaan bixinaa baaritaanno caafimaad oo kala duwan oo ay ku jiraan baaritaanka dhiiga iyo unugyada, natiijaduna way degdegaan oo waa saxan tahay.
Waaxda raajada. Waxaan isticmaalnaa qalabka X-Ray casriga ah si aan u sawirno lafaha iyo xubnaha gudaha jirka, taas oo ka caawinaysa ogaanshaha cudurrada iyo dhibaatooyinka kala duwan.
Waaxda ultrasound. Waxaan u adeegsanaa mowjadaha codka si aan u sawirno xubnaha gudaha jirka, taas oo ku habboon baaritaanka xaaladaha caafimaad ee kala duwan ee u baahan sawir gudeed.
Waaxda hooyooyinka iyo dhalashada. Daryeel gaar ah oo loogu talagalay hooyada uurka leh iyo dhalashada ammaan ah.
Waaxda afka iyo ilkaha. Waxaan bixinaa daaweynta ilkaha, nadiifinta, baaritaanka, iyo dhamaan daaweynta afka iyo ilkaha oo dhammaystiran oo loo adeegsado farsamada casriga ah.
Waaxda qalliimada. Qaliimooyin kala duwan oo lagu sameeyo qalabka casriga ah ee qalliimada iyo koox dhakhaatiir khibrad leh.
Waaxda dawooyin. Dawo kasta oo loogu baahdo bukaannada, lacag jaban, tayo sare leh iyo la heli karo.
Dhakhaatiirteenna waxay leeyihiin takhasusyo kala duwan oo ay kugu daryeeli karaan si fiican
Xanuunka kuma sugno jadwal. Waxaan halkan u joogno 365 cisho sanadba.
Emergency: Waaxdeena Emergency waxay shaqeynaysaa 24 saacadood oo dhan, 7 cisho usbuucba. Waxaad nagala xiriiri kartaa:
📞 252618377744 / 613333523
📍 Ceelasha Biyaha, Kasoo Horjeedka Shirkadda Hormuud, Mogadishu
Real experiences from people who trusted Riyaad Hospital with their health.
"The doctors at Riyaad Hospital are incredibly caring and professional. My surgery went perfectly and the nursing staff were with me every step of the way."
"I delivered my baby here and the maternity team was outstanding. The facilities are clean, modern, and I felt completely safe throughout."
"Fast emergency response, skilled doctors, and very affordable. Riyaad Hospital is the best in Mogadishu. My family always comes here first."
We collaborate with leading organizations to deliver the highest standard of care.
Want to become a partner? Contact us →
RIYAAD HOSPITAL waxay bixisaa daryeel caafimaad oo heer caalami ah iyadoo leh xarumo casri ah iyo koox naxariis badan oo xirfadlayaal ah. La kulan heer sare oo daaweyn iyo tababar ah. Caafimaadkaagu waa mudnaantayada koowaad.
Waxaan ku faansan nahay xirfadlayaasha caafimaad ee khibradda leh oo leh 10+ dhakhtar aqoonsanaan iyo 10 waax oo caafimaad oo caalami ah — dhammaantood u heellan caafimaadkaaga iyo nabad-galyadaada.
Kooxdeena waxay diyaar u tahay inay kaa caawiso. Nala soo xiriir maanta
Waxaan raadinayaa xirfadlayaal caafimaad oo u heellan bulshada. Noo soo dir CV-gaaga maanta.
💡 Haddii aan u baahano, waxaan soo gali doonaa shaqada banaan websitekeena iyo social media-heena.
PDF, DOC, DOCX — ugu badan 5MB
Stay informed with the latest news, health tips, and announcements from our hospital.
A record of successful procedures — honoring patient privacy while showcasing our capabilities.
Patient names are kept confidential. Records updated regularly by admin.